Beeralayda Dalka Switzerland oo La ogaaday inay Dadka Qaxootiga ah Ku Shaqeestaan

Beeralayda Dalka Switzerland oo La ogaaday inay Dadka Qaxootiga ah Ku Shaqeestaan

daajis.com:- Wazaarada Shaqada Iyo shaqaalaha dalka Switzerland ayaa waxay sheegtay in ay ogaatay dad ka Qaxootiga ah in ay ku shaqeeeyaan maalintii dhan 50 Fr  oo lacag ta Swiss ka ah Taas oo ay oga faaiidaystaan Beeraalayda soo saarta Qudaarta dalka .

Nin diiday in lashaaciyo Magaciisa ayaa kormeere kula kulmay beer uu ka shaqaynayay u sheegay in uu maalintii oo dhan ku shaqeeyo lacag ah Konton faran oo lacag ta dalka Switzerland ah taasoo ay sheegtay wazaarada in ay tahay mamnuuc in si qarsoodi ah loogu shaqeesto dadka soo galootiga ah oo laga faaiideysto xaaladooda dhaqaale iyo sido kale in lasiyo lacag aan dowlada soo marin ama aan la canshuurin

Wazaarada Shaqada iyo shaqaalaha dalka Switzerland ayaa sheegtay in lasameen dono kormeero badan oo dhan ka Beeralayda ah xiliyada Summerka ah waxana Heyada Qaxootiga  iyo masuuliyiinta kaamam ka qaxootiga lagu adkeen doonaa ay la sodaan dhaqdhaqaaqa dad ka ay Masuulka ka yihiin Waxaana ay sheegtay wazaarada in la ganaaxi doono qofka loo shaqeenayo iyo qof ka shaqeenayo labadaba hadi lagu qabto qof si qarsoodi ah u shaqeesanayo .


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada