Daawo:- Kooxda Daacish Oo Cadaabaya Maxaabiis Katirsan Al-nusra

Daawo:- Kooxda Daacish Oo Cadaabaya Maxaabiis Katirsan Al-nusra

daajis.com:- Kooxda Daacish ayaan inta badan marka ay gacanta ku dhigaan Mujaahidiinta halganka Jihaadigga ah kawaddo dalka Suuriya waxaa ay ku cadaabaan xabsiyada dalkaas.

Video’gan oo ay baraha bulshada ay kuwada xiriirto ay ku baahiyeen Daacish ayaa waxaa kamuuqana Mujaahidiin katirsanaa Al-nusra oo lagu qasbayo in midba midka kale uu dharbaaxo kuna dhawaaqo in uu gaalyahay Jowlani oo ah hogaamiyaha AL-nusra.

Askariggan katirsan Daacish ayaa cadaab iyo cadaadis xooggan kula dhaqaaqayo Mujaahidiinta Al-nusra ee gacanta ugu jiro kooxda Daacish.


Kooxdan ayaa dhibaatada ugu xun ee ladagaalanka Jabhadaha kala duwan ee dalkaas kawado, sidoo kale maxaabiistan ayaa lagu qasbayaa sida Video’ga kamuuqato inay ku dhawaaqaan Dowladda Islaamigga ah baaqi ayeey ahaaneysaa.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:05 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada