DAAWO VIDEO:- Arin Aanan Caalamka Horay Uga Dhicin Oo Soomaaliya Ka Dhacday Nin Indhoole Ah

DAAWO VIDEO:- Arin Aanan Caalamka Horay Uga Dhicin Oo Soomaaliya Ka Dhacday Nin Indhoole Ah

daajis.com:- Nin Soomaali ah Oo Araga Naafo Ka ah ayaa Ka Yaabsaday Caalamka.

Nin oo Lagu Magacaabo Farxaan ayaa ah Nin indhoole ah Balse Ka Shaqo Badan Dad Badan oo araga Leh.

Farxaan Markiisi Hore waxuu ahaa Rootile Markii Xigayna Sarifle isagoo hadana ah Nin Dukaanle ah.

Sida Uu Kadhawaajiyeyna Waxuu Ku Haminayaa inuu Barnaamijaad Horeleh Furto Alle Ha U Fududeeye

HALKAAN KA DAAWO


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:55 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada