MUCJISO MASE FARSAMO: Nin Gacmahiisa Saliid Karkareysa Dhex Gelinaaya Oo Sababta Ka sheekeynaya (VIDEO)

MUCJISO MASE FARSAMO: Nin Gacmahiisa Saliid Karkareysa Dhex Gelinaaya Oo Sababta Ka sheekeynaya (VIDEO)

daajis.com:-  Ninkaan oo lagu maga caabo Khan ayaa waxaa uu sida caadiga ah
uga shaqeytaa Dubista hilbka Dooradda asigoo ku duba saliid waxaa uuna u adeegsadaa gacmahiisa asigoo uga soo saara hilbka gacantiisa.

MR Khan ayaa waxaa uu sheegay in uusan dareemeyn wax xanuun ah
oo kaga imaada kuleylka saliida uu ku dubayo chiken ka.


HALKAAN KA DAAWO VIDEO GA:


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:53 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada