Xaaska iyo Wiilka Uu Dhaley Hogaamiyaha Daacish Ee Al-Baqdadi oo la xiray

Xaaska iyo Wiilka Uu Dhaley Hogaamiyaha Daacish Ee Al-Baqdadi oo la xiray

daajis.com:-  Wararka ka imaanaya Lebanon ayaa sheegaya in xaaska hogaamiyaha Dowladda Islaamka, Abuubakar Al-baqdadi, iyo mid ka mid ah wiilashooda ay ku xireen ciidamada Lebanon xadka ay la leeyihiin Syria.


Wargeys fadhigiisu yahay Beirut, Assafir, ayaa sheegay in la xiray dhowr maalmood ka hor iyagoo u gudbayay Lebanon oo sitayna waraaqo been abuur ah, waxaana su'aalo lagu weydiinayaa xarumaha wasaaradda difaaca. 


Dowladda Islaamka ayaa afduub ku haysata ciidamo Lebanon ah, waxayna ku hanjabeen inay dilayaan. Wariyaha BBC-da ee halkaasina waxa uu sheegayaa in xarigan ugu dambeeyay ay Bayruut u isticmaali karaan in cadaadis ay ku saaraan Dowladda Islaamka.


Xigasho BBC

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:14 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada