MUCJISO:- Nin Lagu Arkay Wadanka Shiinaha Oo Ay Iska Dhaleen Xayawaanka Daanyeerka iyo Haweeney Udhalatay Dalkaasi Shiinaha (DAAWO VIDEO)

MUCJISO:- Nin Lagu Arkay Wadanka Shiinaha Oo Ay Iska Dhaleen Xayawaanka Daanyeerka iyo Haweeney Udhalatay Dalkaasi Shiinaha (DAAWO VIDEO)

daajis.com:- Ninkaan Ayaa Waxaa La sheegyIin Ay dhashay Hooyo Shiinees ah.
Waxaana Uu Jiraa 33 sano Waxaana La Sheegay In Uu ku Barbaaray Tuulo Yar Oo Ka Mid ah Wadanka Shiinaha Sidaas Darteedna Ay Suurta Gashay In Hooyadii Dhashay in Qariso Mudo intaas La eg.

Hooyada dhashay Ninkaan Ayaa Waxaa La Sheegay In Ay In Muddo ah u Afduubneyd Xayawaan la dhaho YEREN APE MAN. oo ku nool howdka shiinaha Ahna farac ka mid ah DAANYEERADA gaar ahaan kuwa loo yaqaan BIGFOOT  Ee Ku Nool wadanka mareykanka  waxaa la sheegay in xayawaanadu ay Kufsadeen  Mudadii ay u Afduubneyd Maadaama La sheegay in ay Dhashay  Ninkaan Kadib Markii Ay Ka Soo Fakatay Xayawaanadii Ay U Afduubneyd.


HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA: 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:20 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada