Soomaali dilay Xaaskiisa iyo Labo Caruur ah oo ay dhashay

Soomaali dilay Xaaskiisa iyo Labo Caruur ah oo ay dhashay

daajis.com:- Fal aad looga naxo ayaa ka dhacday xaafad ku taal magaalada Toronto ee caasimada dalka Canada ee Toronto, kadib markii guri ay deganaayeen laga helay meydka Haweeney iyo Caruur ah oo ay dhashay.

Haweeneyday oo lagu magacaabi jiray Sahra Maxamuud Cabdulle oo dhowr iyo afartan jir ah ayaa la sheegay in meydkeeda laga helay iyada iyo labo caruur ah oo ay dhashay, sidoo kale waxaa la sheegay in uu is-dilay ninkeeda oo isna meydkiisa la helay.ottawa-policeWaxaa la sheegay inuu jiro tuhun ah in uu dilay ninkeeda, kadibna uu isna is dilay, inkastoo aysan jirin war ah oo kasoo baxay Booliska magaalada Toronto.


Dhacdadan ayaa aad ay u hadal hayaan Soomaalida dalka Canada, taasoo ay ku tilmaameen masiibo rabaani ah oo aad looga naxo.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:09 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada