VIDEO:- Abaanduulihii Ciidanka Amisom oo maanta Xilkii Wareejiyay

VIDEO:- Abaanduulihii Ciidanka Amisom oo maanta Xilkii Wareejiyay

daajis.com:-Waxaa maanta Magaalada muqdisho ee Caasimada dalka ka dhacay Munaasabad ballaaran oo lagu sagootinayay abaanduulihii ciidamada Midowga Africa ee AMISOM ee ka howlgala Dalka Soomaaliya General Silas Ntigurirwa.

Sidoo kale, Munaasabada ayaa waxaa lagu soo bandhigay Abaanduulaha cusub ee badalaya General Silads oo kasoo jeeda dalka Kenya, waxaana lagu magacaabaa General Jonathan Kipkemoi Rono, iyadoona ay munaasabada ka qeybgaleen Saraakiisha ugu sar sareeysa AMISOM ee jooga dalka Soomaaliya.


Si kastaba ha ahaatee, Saraakiisha AMISOM ayaa bogaadiyay in General Silas Ntigurirwa uu waxbadan ka bedelay Howlaha AMISOM, islamarkaana Abaanduulaha Cusub Jonathan Kipkemoi Rono ku booriyeen inuu la imaado dardargalinta Howlaha Taliska AMISOM



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada