Video: Amiin Arts oo soo saaray HEES cusub (Xasan oo C/Weli ku leh: Bacdii Madoobeedaa bannaanka kuu taallee)

Video: Amiin Arts oo soo saaray HEES cusub (Xasan oo C/Weli ku leh: Bacdii Madoobeedaa bannaanka kuu taallee)

daajis.com:- Farshaxamiiste Amiin Caamir ayaa soo saaray hees sawir gacmeed ah oo ka hadleysa mooshinada baarlamanka Soomaaliya iyo loolaanka Xasan Sheekh iyo Cabdi Weli.

Heeskan ayaa waxaa ku luuqeeya fanaanka Saalim Saciid Saalim. Laxanka iyo muusikada heesta waa heestii “Bacdii Madoobeedaa banaanka kuu taal”, waxaase laga beddelay erayada. Waxaa heeskan ku xarakeenaya Xasan Sheekh oo u faanaya Cabdi Weli.

Halkan hoose ka daawo heesta oo loogu magac dara “MOOSHINKA”


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:45 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada