Xog cusub: Maxaa sababay is-bedelka ku yimid R.W C/Weli iyo xulafadiisa (DAAWO VIDEO)

Xog cusub: Maxaa sababay is-bedelka ku yimid R.W C/Weli iyo xulafadiisa (DAAWO VIDEO)

daajis.com:- Xildhibaannada taageersan ra’iisul wasaare Cabdi Weli ayaa ugu dambeyn ogolaaday in mooshinka ka dhan ah xukuumadda la horkeeno baarlamanka, kadib markii ay saddex goor fowdeeyeen kullamadii baarlamanka.

Waxaa sidoo kale jira xog ay heshay saxaafada oo sheegaysa in wada-hadal uu u socdo madaxweynaha iyo raiisul wasaaraha, lana filayo in Cabdi Weli uu xilka iska casilo.

Dad badan ayay la yaab ku noqotay is-beddelkaan siyaasadeeed ee sida deg degta ah u dhacay, isna weydiinaya sida wax u socdaan. Barnaamij arrintaas ku saabsan ayaa TV-ga Royal waxa uu u qabtay aqoonyahanno iyo siyaasiyiin Soomaaliyeed oo ka jawaabaya sababta keentay isbeddelka iyo arrimo kale.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO GA


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:39 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada