Boqor Cabdullah oo lagu aasay magaalad Riyaad: SAWIRRO

Boqor Cabdullah oo lagu aasay magaalad Riyaad: SAWIRRO

daajis.com:- Boqor Cabdullah Bin Cabdulcaziiz Al Sacuudi ayaa galabta lagu aasay Khabuuro ku yaala Magaalada Riyadh ee Xarunta Wadanka Sacuudiga. Kumanaan ruux oo ka mid ah dadka reer Sacuudiga, oo ay ugu horeeyaan ehelada marxuumka iyo masuuliyiin kala duwan oo dalalka...

Ayaa ka qaybgalay aaska Boqor Cabdalla loogu sameeyay Magaalada Riyadh.

Ehelada marxuumka, ayaa la arkaayay iyagoo ku dul ooynaaya xabaashiisii, iyadoo qaarka kalana ay ugu duceynayeen in Alle uu qabriga ku nabadyeelo.

Madaxweynaha Wadanka Turkiga Recep Tayyip Erdogan oo maanta gaaray Magaalada Riyadh, ayaa kaga qaybgalay aaska ballaaran ee loogu sameeyay Boqorkii geeriyooday.









FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:50 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada