Ciidamadda Boliiska Jowhar oo Raadinaya Nin Dilay Walaalkiis

Ciidamadda Boliiska Jowhar oo Raadinaya Nin Dilay Walaalkiis

daajis.com:- Ciidamadda Booliska Magaaladda Jowhar ayaa raadinaya Nin La sheegay in uu Walaalkiis Ka weyn KuDilay Magaaladda.

Ninka la dilay waxa lagu magacabi jiray C/Risaaq Cali waxana uu ka tagay Laba Caruur ah oo uu dhalay.

Magaaladda Jowhar waxa Maanta aad loo hadal haayay dilka Ninkasi uu u geystay Wiil isaga la dhashay.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:20 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada