daajis.com:-Wadamo badan oo caalamka ku yaala gaar ahaan dalalka Mareeykanka iyo Yurub ayaa mudooyinkaan dambe waxaa ku soo xoogeysanayay dadka u dhashay dalalkaan ee baranaya luuqada afka Soomaaliga.
Sababta arintaan ayaa waxaa lagu sheegay dadka Cadaanka ah oo dhaqan ahaan la saaxiibay Soomaalida mudada dheer ku sugan dalalkaan. Nin Mareykan ah oo magaciisa ku sheegay Bashiir ayaa waxa uu aad u bartay luuqada afka Soomaaliga wuxuuna soo bandhigay Cadayga dhaqan ahaan ay mar kasta is ticmaalaan Soomaalida .
Halkaan ka Daawo
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 22:30 and have
, Published at