Daawo Sawirada:- Booliiska magaalada Dubai oo niyad jabiyay Booliiska wadamada Lacagta leh ee Caalamka !!

Daawo Sawirada:- Booliiska magaalada Dubai oo niyad jabiyay Booliiska wadamada Lacagta leh ee Caalamka !!

daajis.com:- Booliiska magaalada Dubai ee dalka Imaaraatka Carabta ayaa noqday booliiska kaliyah ee ku hoowl gala gawaarida Dunida ugu qaalisan uguna oradka badan sida Lamborghini Aventador IWM .

Wadamo badan oo Caalamka ku yaala gaar ahaan kuwooda dhaqaalaha ama lacagta leh ma jiro Booliis loo ogolaaday inay ku shaqo galaan gawaari sidaan oo dhan qaali u ah, waxaana Iskoorkaan caalamiga ah heeysto Booliiska magaalada Dubai ee dalka Imaaraatka Carabta kuwaas oo ku faana gawaarida aadka qaaliga u ah sida Lamborghini Aventador .










FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada