Daawo Sawirada:- Buundada ugu quruxda badan magaalada London uguna cabsida badan !!

Daawo Sawirada:- Buundada ugu quruxda badan magaalada London uguna cabsida badan !!

daajis.com:- Mid ka mid ah buundooyinka ugu caansan magaalada London ee caasimada dalka Ingiriiska ayaa noqotay buudo aad u soo jiitay dadka dalxiisayaasha ah balse Buundadaan oo dhalooyin casri ah ka sameeysan ayaa dad badan cabsi iyo wadno xanuun ku riday .

Buundadaan oo lagu magacaabo ( Tower Bridge Walkway Glas) ayaa dadka ku kor socda dusheeda waxeey si toos ah u arkayaan gawaarida iyo dhulka oo aad uga fog taas oo hadii ay lacala la dunto ama la jabto nolashooda halis galeeyso .









FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada