daajis.com:- Dibhadbax looga soo horjeedo sawir gacmeeedyo lagu aflagaadeynayo Nabi Muxumaxed (NNKH) islamarkaana uu daabacay wargeys laga leeeyahay dalka France ee Charles Hebdo ayaa maanta ka dhacay caasimadda Muqdisho.
Dibadbaxan ayaa waxaa soo qaban-qaabiyay madaxda iyo ardayda jaamacadaha Muqdisho, waxaana ay kaga soo horjeedeen aflagaado uu joornaalka Charles Hebdo u geystay Nabi Muxammed (NNKH) cadada dhawaan uu soo saaray.
Joornaalkan noo dhawaan weerar khasaare badan u geystay madaxda iyo shaqaalaha joornaalkaasi loogu geystay magaaladea Paris ayaa dhankiisa sawir gacmeed uu kaga jawaabayo falkaasi waxa uu ka sameeyay nabi Muxammed (NNKH), waxaana uu soo xabay maalmo ka hor.
Cadadkan kasoo baxay joornaalkan ayaa ka dhaliyay carro xooggan dunida muslimnka ah, waxaana la dhaleeceeyay joornaalkaasi.
Si kastaba 12-ruux oo isugu jirta shaqaale iyo madax ka tirsan joornaalkaasi ayaa waxaa uu shawaan ka dhacay magaalada Paris, xarunta dalka Fransiiska.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 22:30 and have
, Published at