daajis.com:-Caasimada Muqdisho ayaa waxa ay 23-dii sano ee u danbeysay ku jirtay dagaalo marba shaati kale sitay, guud ahaan dalka Soomaaliya waxaa soo maray waqtiyo badan oo daruufo adag oo mugdi ahaa.
Shacabka Soomaaliyeed guud ahaan waxaa ku habsatay masiibooyin, ha ahaato mid ka dhalatay waxa ay Soomaalida gacmahooda ku kasbadeen ama kuwo rabaani ahaa sida abaaraha & biyo la’aanta.
Tani ayaa waxa ay is bedeshay kadib markii badayaaqadii sanadkii 2011 uu Ra’iisul wasaarihii Turkiga uu booqasho lama filaan ah ku yimid magaalada Muqdisho. halkan hoose ka daawo soo kabashadii Caasimada.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:30 and have
, Published at