DAAWO VIDEO:- Magaalo dhan dadkeeda oo hal sar wada daggan yihiin

DAAWO VIDEO:- Magaalo dhan dadkeeda oo hal sar wada daggan yihiin


daajis.com:-Magaalo yar oo la magac baxday Whittier, kuna taal gobolka Alaska ee dalkaasi Mareykanka ayaa waxaa ku taal hal Sar oo caan ah kana koobab 14-dabaq ah, waxaana ku nool sartaasi dhamaan shacabka magaaladaasi oo kor u dhaafaya 200 oo ruux.

Sartan oo la dhisay sanadkii 1950-kii ayaa waxaa ay markeedi hore aheyd xarun malateri, waxaana lagu magacaabaa Begich Tower.

Dhamaan agabka ay u baahan yihiin shacabka ayaa waxaa laga helaa sartaasi, waxaana ka mid ah waxyaalaha ku dhex yaal dukaan, dhakhtar, dukaamo iyo boosto.


HALKAAN KA DAAWO

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada