Guddoomiyaha G/banaadir oo la kulmay dadweyne si sharci daro dhul looga haysto"SAWIRRO"

Guddoomiyaha G/banaadir oo la kulmay dadweyne si sharci daro dhul looga haysto"SAWIRRO"

daajis.com:-  Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen " Muungaab" ayaa xafiiskiisa ku qaabilay dad shacab ah oo dhulal si sharci daro ah looga haysto, isagoo dhageystay dacwdaha ay ku doodayaan lahaanshaha dhulkaasi iyo caddeymaha ay u haystaan.


Dadkani oo ka kooban qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa wuxuu Duqa Muqdisho Muungaab ka dhageystay dacwadaha iyo muranka dhuleed la xiriira, isagoo guddi soo baara dacwadahooda u saaray dacwadaha ay qabaan dadka uu la kulmay.


Muungaab ayaa sheegay in aan indhaha laga qarsan karin dadka sida sharci darada dhulalka looga haysto, isla markaana maamulka gobolka uu sida ugu dhaqsaha badan wax ugu qaban doono dacwadaha la xiriira dhulalka. 












FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada