VIDEO:- Fannaaniin wajiyadooda mar hore kuugu danbeysay oo ku kusoo baxay geerida Kuluc

VIDEO:- Fannaaniin wajiyadooda mar hore kuugu danbeysay oo ku kusoo baxay geerida Kuluc

daajis.com:- Fannaaniin caan ah oo ka tirsanaa Hoboladii qaranka ee Waaberi, balse fanka ka fadhiistay ayaa ka tacsiyadeeyay geerida ku timid Fannaankii qaran ee Maxamed Axmed Kuluc oo Hargeysa ku geeriyooday 17-kii bishan.


Fannaaniintaan oo wajiyadooda mar hore kuugu danbeysay qaarkoodna waayeeloobay ayaa waxay la ilmeeyeen geerida hobolka caanka ah ee Kuluc, iyagoo ku tilmaamay inuu ahaa xuduntii fanka Soomaaliyeed.

Xareeda Ismaaciil Duniya, Feynuus Sheekh Daahir, Khadiijo Maxamuud oo ku magac dheer Khadiijo Qalanjo iyo Fannaaniin kale oo ka qeybgalay tacsi loogu sameeyay Londan gaar ahaan guriga caruurtii uu ka dhintay ee hooyada u ah Aamina Cabdullaahi " Aamina Kuluc" oo iyaduba ah fannaanad caan ah.

 HALKAN KA DAAWO VIDEO-GA


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada