Video:- Macallimiin bartay toogashada, kadib weerar lagu qaaday iskuulkooda

Video:- Macallimiin bartay toogashada, kadib weerar lagu qaaday iskuulkooda

daajis.com:-Macallimiinta Iskuul ku yaal magaalada Peshawar ee dalka Pakistaan ayaa loo tababaray liifka iyo toogashada, kadib markii iskuulkaani ay Daalibaan ku xasuuqday 130 qof oo 80 ka mid ah ay ahaayeen Caruur, bishii hore.

Policeka magaalada Peshawar ayaa Macallimiinta oo u badan Dumar isugu jira waayeelo iyo dhalinyaro tababar mudo qaatay siiyay, iyagoo la baray qaabka Pastooladaha iyo qoryahaha fudud wax loogu toogto, marka ay dhacdo in lasoo weeraro.


Halkaan ka Daawo Video-ga


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:32 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada