daajis.com:-Nin Maxbuus ah oo lagu qasbay in uu Saaxiibadiis aaso oo ragii Amrayay xabad ku bilaabay (VIDEO)
Sheekadaan ayaa waxay kadhacday dalka Ciraaq, kadib markii askari saaxiibadiis la laayay lagu qasbay in uu aaso.
Ninkan ayay ku qasbeel in markahore uu qoryaha ka soo aruuriyo, kadibna god inta uu u qodo ku aaso, Bal daawo waxa meesha ku qabsaday ragii jees jeesayay.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 00:00 and have
, Published at