daajis.com:-Booliska Turkiga ayaa baahiyay muuqaal kamarada amaanka ee CCTV qabatay oo muujiyaya sidii loo dilay imaamkii caanka ahaa lagu dilay magaalada istambul, Imam Abdullah Bukhaari oo u dhashay dalka Uzbekistan.
Gacan ku dhiiglaha toogtay imaanka ayaa beegsaday isagoo galaya machad casharo diini ah uu ka bixinjiray
Dilka imaamka ayuu la sheegay inay ka dambeeyeen sirdoonka ruushka oo in mudo ah beegsanayay kuwaasoo ku hayay hanhabaado iyo handadaad joogta ah taasoo ku qasabtay inuu kasoo haajiro dalkiisa Uzbekistan.
Halkaan ka Daawo
Allaha ha u naxariistee imaamka ayaa ahaa 38 jir si weyn looga yaqaanay dalkiisa iyo dalka turkiga isagoo gudbinjiray casharada diiniga ah.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 20:30 and have
, Published at