Video yaab leh:- Magaalo Jinnigu Degan yihiin oo Turkiga laga helay

Video yaab leh:- Magaalo Jinnigu Degan yihiin oo Turkiga laga helay

daajis.com:-  Waxaan shaki ku jirin in Layaabka adduunka ay ka mid tahay iyo waxyaabaha Raadadka ku leh Nolosha Aadmiga ee maalin walba dunida kusoo kordha ama cilmi cusub lagu gaaro.

Magaaladaan ayaa lagu Magacaabaa Dinrikiyow waxayna ku taalla Dhulka Hoostiisa (Derinkuyu Underground City) taas oo dhacda dalka Turkiga.




Magaaladaan ayaa la heley sanadku marka uu ahaa 1963 xilli Korkeeda dhismo laga sameynayo Guri ku yaalla waxaana ay ka tirsan tahay Gobolka Noshhar ee Bartamaha Turkeyga.

Waxa ay Heshaa Magaaladani Dabeyl, Biyo , waxaana ay leedahay Dhismooyin dhagax ka sameysan sida aad Sawirka kore ku soo aragteen.

Magaaladaan ayaa ka kooban illaa 11 Biyaano oo dhulka hoostiisa ah waana dhirir dhan 85 Mitir. Waa Xaddi aad u weyn waxayna haqab tiri kartaa inta u dhexeysa 3550 Kun oo qof.

Dadka Turkiga qaarkood ayaa ku magacaaba magaaladdan dhulka hoostiisa ah (Magaaladda Jiniga) sababtoo ah xilliga la helay oo dhow, iyo waqtigii la dhisay oo ay boqolaal sanno u dhaxeyso, ayaan la ogeyn waxa ku noolaa, illaa iyo iminkana ma jirto cid si rasmi ah ugu nool, waana sababta keentay in loogu magac daro Magaallada Jinka.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada