DAAWO: Amniga iyo Horumarka ka jira Magaalada Garoowe (VIDEO)

DAAWO: Amniga iyo Horumarka ka jira Magaalada Garoowe (VIDEO)

daajis.com:- Magaaladda Garoowe oo ah Caasimada maamul Goboleedka Puntland ayaa waxaa ka jira amni wanaagsan oo la’isku halaynkaro, iyadoo Ciidamada Puntland ay wali dagaal kula jiraan Ururka Al Shabaab oo ku sugan buuralayda Galgala.

Amniga magaalada ayaa xiligii habeenkii ah mid aad loo adkeeyo iyadoo dukaamada iyo Bararka laga cunteeyo ay yihiin kuwa furan oo ay buuxa dadyoow kala duwan.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:31 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada