Daawo Heestan cusub Umu shariifa Oo dadka u fasaxday Fikirkooda ku aadan

Daawo Heestan cusub Umu shariifa Oo dadka u fasaxday Fikirkooda ku aadan

daajis.com:-  Fanaanada da’da yar Umu shariifa Oo  Ku sugan Magaalada  Muqdisho  Ayaa  Soo saartay Muuqaal ay ka xanaaqday markii danbe iyada oo dalbatay in hawada laga bixiyo hadii dadka isku raacaan qaladna laga wada fahmo.

Muuqaalka waxaa looga duubey  Xeebta  Liido Fanaanad  xili ay qaadeysay hees ay islahayd soomaalida ayay dan u tahay oo ka hadlaysay waxyaabo bulshada.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada