DAAWO VIDEO:- Ninkii gaystay weerarkii Denmark oo ahaa feeryahan 22 sano jir ah

DAAWO VIDEO:- Ninkii gaystay weerarkii Denmark oo ahaa feeryahan 22 sano jir ah

daajis.com:- Ninkii gaystay weerarkii ka dhacay magaaladda Coppenhagen ee dalka Denmark ayaa la ogaaday in uu ahaa Omar Abdel Hamid El-Hussein.

Omar ayaa la sheegay in uu ahaa feeryahan ka mid ah feeryahanada da’da yar ee soo baxayay, waxa uuna ku biiray sida la sheegay dhalinyarada waxa xada ama (Criminal Organisation) waxaana wax badan lagu xiray falal danbiyeedyo uu gaystay.

Booliiska dalka Denmark ayaa sheegay in laga yaabo in Omar uu ahaa nin kaligiis howsha fuliyay oo figradiisa ka helay weerarkii ka dhacay dalka Faransiiska ee (Charlie Hebdo).



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada