Daawo Muuqaal:- Saxariirta & sida loo galayo rag Jihaad u aaday dalka Siiriya oo nolasha lagu qabtay !!

Daawo Muuqaal:- Saxariirta & sida loo galayo rag Jihaad u aaday dalka Siiriya oo nolasha lagu qabtay !!

daajis.com:- Waxaa la xaqiijiyay in dagaalada ka socda dalalka Siiriya iyo Ciraaq ee u dhaxeeya dowladaha dalalkaas iyo Dagaalyahanada hubeesan uu ka daran yahay ama ka sii xanuun badan yahay Dagaalka u dhaxeeya kooxaha Islaamiyiinta ah ee labaduba sheeganaya in ay ku jiraan dagaal Jihaad ah . 

Warbaahinta caalamka ayaa inta badan sheegta dagaalada waa weeyn balse waxaa ka sii xanuun badan Qaarajinta iyo dagaalada joogtada ah oo ay isku hayaan Dagaalyahanada Al Nusra oo hoos taga ururka (Al Qaacida) iyo kuwa Daacish ee loo yaqaan (ISIS) .




Kooxahaan ayaa dagaal joogto ah isku haya balse waxaa la yaab noqotay koox kasta waxay sheeganeysaa in ay ku jirto Dagaal Jihaad ah isla mar ahaantaana ay ka taqluusi doonto cid alaale iyo cidii ka hor timaada . 

Rag u dhashay dalalka Tuniisiya, Marooko iyo AlJeeriya ayaa nolasha lagu qabtay xili ay dagaal Jihaad ah ku jireen waxaana ugu dambeeyntii toogtay Dagaalyahano kale oo iyagana Jihaad sheeganaya in ay ku jiraan. 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada