daajis.com:- Kaartooniistaha Amiin Caamir ayaa sameeyay Sawiro uu ku muujinayo Jahwareerka Siyaasadeed ee heesta Ra’izul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, oo dhawaan soo magacaabay 20-Wasiir oo u badan dhalinyaro aan Khidbard badan oo dhanka Siyaasada ah laheyn.
Ra’izul Wasaaraha Soomaaliya ayaa horey u kala diray Xukuumadii uu soo dhisay ay ku jireen Wasiiro hore , kadib markii uu ogaaday in Baarlamaanka Soomaaliya ay kasoo horjeedaan ayna u diidayaan in ay siiyaan Codka Kaksoonida.
Waxaa sidoo kale Ra’izul Wasaaraha mar kale dhibaato ka heesataa sidii uu Baarlamaanka u marsiin lahaa Golaha Wasiirada cusub uu soo dhisay, waxaana shalay mar kale fursad loo siiyay 10-Maalin si uu usoo dhameestiro Golaha Wasiirada Cusub.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 02:00 and have
, Published at