Daawo Sawirada'' Wiil 22 Jir ah oo ka yaabsaday Kumanaan qof oo ay ku jiraan Madaxda ugu sareysa ee dalka Russia

Daawo Sawirada'' Wiil 22 Jir ah oo ka yaabsaday Kumanaan qof oo ay ku jiraan Madaxda ugu sareysa ee dalka Russia

daajis.com:-  Keyral waxa uu u dhashay dalka Russia, waxa uuna ka yaabsaday Kumanaan shucuub u dhashay dalkaasi.

Keyral oo da'diisu tahay 22-Jir, ayaa waxa uu awooda inuu fuulo meel waliba, isaga oo aan adeegsan wax Jaran-jaro ah.

Keyral waxa uu sidoo kale kamid yahay Farshaxamiistayaasha dalkaasi Russia, waxa ayna inta badan dadka u dhashay dalkaasi Russia ku tilmaameen in Keyral uu yahay ruux fantaastic ah oo dhaqaan ahaan ficiladiisu shabahaan dadka aan maankooda buuxin.

Sidoo kale, Keyral waxa uu inta badan dhaqaale kasoo u ruuriyaa sameynta waxyaabaha halista badan, sida fuulista meelaha fog fog iyo inuu isticmaalo xeelado aan dadka intooda badan farxad galin.

Si kastaba ha ahaatee, Keyral waxaa usoo daawasho tago xiliyada uu ku howlan yahay sameynta ficiladaasi Kumanaan qof oo ay ku jiraan Masuuliyiin ka tirsan dowlada Russia.








FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:31 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada