daajis.com:-Weerer yahan ka Kooxda Liverpool, Mario Balotelli ayaa waxaa uu noqdey halyay kadib markii uu guul u horseeda kooxdiisa oo la ciyaareysay kooxda Besiktas ciyaartaas oo ku dhamaatey 1-0, .
qeybta ugu horeysay ee 32 liga Europa taas oo ka dhaceysay garoonka Anfield,ee xalay.
super mario ayaa goosha dhaliyaya taqiiqada markey ahayd 84 asagoo markaa badal kusoo galay ciyaarta.
waxaa dad badan soo jiiday ka hor inta uusan gamin rikoorada Mario Balotelli ayaa waxaa banoonika soo qabsadey jordan henderson oo markaa ahaa kaptenka Kooxda liverpool markaa ayaa waxaa banoonigii ka xoogey Balotelli oo waxaa uu soo istaagay aniga yaa Tuuraya cml..
Rayigaaga ka dhiibo..
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 16:43 and have
, Published at