daajis.com:- Chelsea ayaa haystay waayihiin dambe dhalinyaro wnaagsan oo kasoo baxa xerada ciyaalka yar yar sannadihii la soo dhaafay.
Kooxda ka dhisan galbeedka London ayaa ku guulaystay seddex ka mid ah shantii koob ee FA Youth Cup (ama koobka dhalinyarad ) iyadoo ciyaartoyda oo dhan ee Europeay ka dhex muuqdaan waxaana laga heli karaa xiddigo sida Cesc Fabregas ama Diego Costa.
Yar oo ka mid ah ciyaartoyda da’da yar ee xeradaasi kaasi oo tayo lehayaa ka dhigaywacadaro bandhig yar waxaana lagu magacaabaa Denim Nnamudi.
Wiilkan aya jira sideed sano waa qayb ka mid ah dhalinyarada yar yare e Blues mustaqbal wanaagsan ku yeelan kara waxaana uu sameenayaa farsamooyin la yaab leh waxaana qayb kamid ah lasoo dhigay YouTube.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 23:30 and have
, Published at