daajis.com:- Muuqaalada argagaxa leh oo dowladda khilaafada Islaamka ee Ciraaq iyo Suuriya { ISIS} baraha bulshada kusoo bandhigayaan ayaa noqday kuwo argagax geliyay bulshada caalamka, iyagoo dilalka foosha xun ay geysanayaan ku saleeya Shareecadda Islaamka ee iyaga u gaarka ah.
Sedaxdii bishan ayaa muuqaal dunida argagax geliyay ay soo bandhigeen, kaasoo ahaa Duuliyihii Jordan Moaz al-Kasasbeh oo nolosha ay ku gubayeen.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 22:00 and have
, Published at