daajis.com:- Boqolaal Muslimiinta dalka Mareykanka ah ayaa ku hor tukaday salaadii Jimcaha, aqalka cad ee looga taliyo dalka Mareykanka.
Muslimiintaan ayaa u baroor diiqayay Sedaxdii qof ee qoyska wada ahaa oo lagu dilay North Coroline, dilkaasi oo dhaliyay caro iyo eedeymo loo jeediyay Madaxda Mareykanka.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 23:36 and have
, Published at