daajis.com:- Wariyaha TV Integration Hodan Nalayeh ayaa u safartay wadanka ay ka soo jeedo ee Soomaaliya waxayna baaritaan ku sameysay horumarka weyn ee uu Turkigu ka sameeyay dhanka gargaarka bani’aadanimada ee shacabka Soomaaliyeed.
Barnaamijka oo ay soo sameysay Hodan Naleyeh oo ah qeybtii Labaad ee ay ka diyaarsay Somalia ayaa si gaar ah waxay u baartay micnaha gargaarka bani’aadanimo marka loo jiheeyo xoojinta awooda qofnimo ee bulshada.
Wariyaha waxay leedahay Turkiga waxay qaateen waddo ka duwan mida hay’addaha kale ee gargaarka ee mudada dheer ka hawlgalayey dalka Soomaaliya.
Turkigu waxay kaga jawaabeen baahiyaha bani’aadanimo ee Soomaalida si deg deg ah oo ka dhow hay’adaha kale xitaa kuwa UN-ka.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:22 and have
, Published at