Video: Waris Diiriye oo abaal marin lagu guddoon siiyay aqalka Britain

Video: Waris Diiriye oo abaal marin lagu guddoon siiyay aqalka Britain

daajis.com:-  Waris Dirie oo ah Gabar Soomaaliyeed, oo Model sameeye hore, balse hadda u ololeyso ka hortaga gudniinka fircooniga ayaa Khamiistii abaal marin qaali ah lagu guddoon siiyay aqalka Duqowda Britain ” House Lords.

Abaal marintan ayaa lagu siiyay Waris Dirie xornimo u dagaalanka iyo ololaha ay ugu soo horjeedo gudniinka fircooniga.
waris_dirie_house-lords
Waris Dirie, waxay sheegtay in mudo 20 sano ah ay u taagneyd sidii loo baabi’ in lahaa gudniinka fircooniga, ilaa hadafkeeda ay ka guul gaartana ay sii wadi doonto ololahaasi.

HALKAN KA DAAWO ABAAL MARINTA IYO WARIS


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:22 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada