Daawo Sawirada:- Qataraha Qarsoon ee ka jira Magaalada Muqdisho

Daawo Sawirada:- Qataraha Qarsoon ee ka jira Magaalada Muqdisho

daajis.com:- Magaalada Muqdisho oo si aad ah usii hormaraysa sanadahan danbe kana soo boksanaysa dib u dhicii ku yimid 25kii sano ugu danbeeyay, ayaa hadana waxaa jira Qataro qarsoon oo wali aysan ka hormarin, taaasoo nolosha bini'aadamka halis ku ah hadaan laga hortagin.


Magaalada waxaa jira Baabuurta Xamuulka ee Dekada Muqdisho Alaabada kasoo dajisa islamarkaana loogu dhoofiyo allaabada, ayaa waxaa jira in Baabuurta Xamuulka ahi si xad dhaaf ah loogu raro allaabo aad u tiro badan.

Baabuurta ayaa sababta in korontada baalayaasha oo dhan ay wada jaraan iyagoo ka dib sababta dhibaato culus, ama in Baabuurta ay rogmaddaan.

Hadaba waxaan Jeclahay in aad sawirada si wanaagsan u daawato ka dib waxaad dareemi doontaa Qataraha qarsoon.











FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada