daajis.com:- Ariana waa gabar 7 isbuuc uun dhalan, waxay fajiciso ku reebtay waalidkeeda, kadib markii ay ku hadaaqday ereyga “I LOVE YOU”.
Ali Sufi, oo ah Ariana aabaheed, ayaa xili galab ah waxa uu doonayay inuu seexiyo Ariana, markii uu sariirteeda yar ku riday, ayuu ku yiri “I LOVE YOU”, markaas ayay Ariana iyadana ugu jawaabtay “I LOVE YOU”.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:07 and have
, Published at