VIDEO:- Kooxaha Gaangiska Dalka Sweden oo Xalay isku Fara Saaray Magaalada Gothenborg

VIDEO:- Kooxaha Gaangiska Dalka Sweden oo Xalay isku Fara Saaray Magaalada Gothenborg

daajis.com:- Waxaa Maqaayad ku taal magaalada Gothenborg ku dagaalamay Kooxo hubeysan oo gaangis ah.

Kooxahan ayaa isku fara saaray maqaayadda dhexdeeda, waxuuna dagaalka bilaawday kadib markii mid ka tirsan kooxdii kale uu soo galay maqaayadda gudaheeda

Weerarkan ayey sidoo kale ku dhaawacmeen dhowr qof oo daawanayay ciyaartii Barcelona & Manchester City, waxaana la sheegay in gaangiskii weerarkaasi geysatay ay gaari ku baxsadeen sida uu Booliiska Xaqiijiyey.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:40 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada