Daawo: Barnamij ku saabsan Heshiiskii Beelaha BUUHODLE iyo Bariga BURCO

Daawo: Barnamij ku saabsan Heshiiskii Beelaha BUUHODLE iyo Bariga BURCO

daajis.com:-  Waxa aanu Halkani Idiinku soo Gudbinaynaa Barmaamij Ku Saabsan Heshiiskii Shalay Dhexmaray Labada Beelood ee ka soo Kala Jeeda Buuhoodle iyo Bariga Burco.

HALKAN KA DAAWO VIDEO



Barmaamijkani ayaana Waxaa ku Dhan Dhamaan Khudbadihii Isimada Labada dhinac ay Halkaasi Kasoo  Jeediyeen iyo Waliba Qaabkii Dhaarta Labada Dhinac Halkaasi uga dhacday, Waxaana La filayaa hadii la dhaqan geliyo Heshiiskan ka madaxa Banaan Siyaasada inuu wax badan ka badali doono Xaalada dadka Reer Guuraaga ah ee labada dhinac.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 06:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada