daajis.com:- Dalka yemen ayaa waxaa Soo gaaray dagaalyahanadda Ururka daacish oo ka dagaalama dalalka Ciraaq & Suuriya.
Dalkan ayaa wuxuu hadda galay Xaalad Qalafsan iyadoona mudooyinkii ugu danbeeyay ay ka socdeen dagaalo Toos ah oo u dhexeeya Ciidamada Dowlada iyo Jabhadda Xuutiyiinta.
Dhinaca kale waxaa isbuucan soo baxay Video ka turjumaya in Dalka Yemen ay soo gaareen Ciidamo ka tirsan Ururka Daacish ee ka dagaalama Suuriya iyo Ciraaq, Iyagoona Fariin ay soo dhigeen dhanka Internetka ku sheegay inay Gowrici doonaa madaxda Jabhadda Xuutiyiinta.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 14:23 and have


