daajis.com:- Halkan waa xeebta magaalada Garacad, waxaana muuqaalkani uu idin tusayaa qurxda Xeebta magaaladani.
Magaalada Garacad ayaa ah Magaalo qadiimi ah oo dhacda waqooyiga magaalada Jariiban.
Abuukar Cawaale ayaa waxa uu magaaladani ka diyaariyay Barnaamij, Barnaamijkaasi oo lagu magacaabo Daldhis, Wariyaha ayaa waxa uu Taariikhda magaaladani ka waraystay Maxamed Warsame oo ah rugcadaa ku nool magaaladani mudo ka badan 80 sano.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 14:24 and have
