Daawo:- Cabdikariin Raas OO ka jawaabay Hadaldii Ay Xaaskiisa Hore Nimco Dagan Ku Hadashay

Daawo:- Cabdikariin Raas OO ka jawaabay Hadaldii Ay Xaaskiisa Hore Nimco Dagan Ku Hadashay

daajis.com:- Fanaanka Taageerada u noqday Xisbiga mucaaradka ah ee UCID Alfanaan Cabdikariin Raas ayaa waraysigii shalay aan la yeelanay Nimco Daggan ku sheegay in uu aad uga xunyahay Inay waraysigaasi ku sheegto inay wali rajo ka damacsantahay Fanaanka ka dib marka uu sida uu hadalka u dhigay U guursaday Gabadh kale oo uu jacayl u qaaday




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada