DAAWO: Ciidamada Gaashaan ee Dowladda Soomaaliya oo Wadada Loogay (VIDEO)

DAAWO: Ciidamada Gaashaan ee Dowladda Soomaaliya oo Wadada Loogay (VIDEO)

daajis.com:- Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee dowladda Soomaaliya ayaa waxaa wadada aada Degmeda afgooye u galay ciidamo taabacsan Ururka al Shabaab.

Ciidamadan oo wadada si tartiib ah u maraya ayaa halmar xabad lagu bilaabay, kadib waxa ay ka daateen gawaaridii si ay isaga difaacaan weerarkii lagu soo qaaday.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada