daajis.com:- Ciidamada ugu badnaa ee ka tirsanaa maamulka Somaliland ayaa ka goostay saldhigyadii iyo ciidamadii ay ka tirsanaayeen kadib markii ay u adkaysan waayeen sida sheegeen dhibaatooyinka maamulka Somaliland uu ku hayo shacabka kasoo jeeda gobolkla Awdal.
Taliyaha ciidamadani hogaaminayey ayaa warbaahinta u sheegay in hada laga bilaabo in ciidamadani iyo ciidamada maamulka Somaliland uu dagaal culus ka dhaxeeyo isla markaasna ay ka xoreynayaan deegaanadooda.
DAAWO MUUQAALKA
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 04:30 and have
