Daawo:- Koox Cunsuriyiinta Australia ah oo intay Islaam nacayb u mudaharaadeen iyagii lagu mudaharaaday.

Daawo:- Koox Cunsuriyiinta Australia ah oo intay Islaam nacayb u mudaharaadeen iyagii lagu mudaharaaday.

daajis.com:-  Koox uu Islaam nacaybku madax maray ayaa Dalka Autralia waxay ku qabatay dibad bax ay Islaamka kaga soo Horjeedaan, waxaa se Toodii been yidhi koox kale oo kusheegtay inay Yihiin cunsuriyiin Islaam nacaybku madax maray, hadaba halkan kadaawo 2-da mudaharaad ee iska soo Horjeeda.

Halkan Ka Daawo Video




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada