daajis.com:- Boqortooyada Sucuudiga oo Duqayn xoogan kuhaysa maleeshiyaadka shiicada ayaa ciidamada Lugta oo Taangiyo watana waxay dhoobta xadka ay lawadaagta Dalka Yemen, hadaba wariye booqday xuduuda ay wadaagaan Labadaasi dal ayaa xog warysi uu layeeshay ciidamada Sucuudiga waxay ugu sheegeen inay shiicada kadhicinayaan Xaramka Alle iyo Masaajidkii Nabigeena (SCW) oo siday sheegeen Shiicaduu duulaan kutahay,
Halkan Ka Daawo video
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 22:00 and have
, Published at