daajis.com:- Dowladda Kenya ayaa soo bandhigtay maydadka ragii shalay weerarka ku qaaday Jaamacadda magaaladda Gaarissa.
Ragan oo sadex kamid ah la soo bandhigay maydadkooda, ayaa waxaa mid kamid ah ragani la qabtay isagoo dhaawacan.
Weerarkii shalay ayaa ahaa weeraradii ka dhacay dalka Kenya kii ugu Dhimashada iyo dhaawaca badnaa, iyadoo isbitaalada dalkaasi ay wali ku jiraan dhalinyaro uu dhaawac culus soo gaaray.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 18:00 and have
, Published at