daajis.com:- Hal ku dhagga Barnaamijkan oo ahaa, malaga yaabaa in Kenya ay cagaha la gashay Dagaalka ka hurayay gobolka geeska Africa.
Dalka Kenya ayaa mudo dheer banaanka ka joogay, is qab qabsiga iyo dagaalada ka socda dalka Soomaaliya, iyadoo u arkaysay inay san wax faa’iido ah ugu jirin dhexgalida dagaaladaas.
Hadaba Kenya ayaa sanadkii 2011 halmar soo gashay Goboladda jubooyinka, iyadoo sheegtay in kooxda al shabaab ay afduubteen dalxiisoyaal ku sugnaa dalkeeda, laga bilaabo dhamaadkii sanadkii 2011 ilaa iyo hadda dalka kenya waxaa ka dhacayay weeraro kala duwan oo ay qaadayeen Kooxda Al Shabaab, iyadoo kenyana diyaaradaheeda dagaalka ay bartilmaameed sadaan madaxda sare ee Uruka Al shabaab.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:00 and have
, Published at