Daawo Muuqaal:- Daacish oo soo bandhigeen qaabka ay tababarka u qaataan Haweenka ka tirsan kooxda!!

Daawo Muuqaal:- Daacish oo soo bandhigeen qaabka ay tababarka u qaataan Haweenka ka tirsan kooxda!!

daajis.com:- Kooxda jabhada Daacish ama ISIS ayaa waxaa la sheegay inay soo bandhigeen qaabka ay tababarka u qaataan haweenka ka tirsan kooxdaas iyadoona muuqaalka ay soo badhingeen ay ka muuqato haweenka ka tirsan Jabhadaas oo si qiireysay u qaadanaayo tababar militari islamarkaana baranaayo qaabka loogu dagaalamo qoriga AK-47. 

Halkaan ka Daawo Daacish oo soo bandhigeen qaabka ay tababarka u qaataan Haweenka ka tirsan kooxda!!

Jabhada ISIS ee ka dagaalanta wadamada Siiriya iyo Ciraaq ayaa markii ugu horeysay waxay shaaciyeen muuqaal muujinaayo qaabka ay tababarka milatari ay u qaataan dumarka ka tirsan jabhadaas Daacish, Muuqaalkaas la soo bandhigay ayaa waxaa ka muuqda haweenka ka tirsan kooxdaas Daacish ama ISIS oo ay ka muuqato qiiro diimeed ayaa waxaa ay ku qeylinayaan ereyo ay ku difaacayaan diintooda iyadoo sidoo kalena ku weyneynaayey diinta Islaamka, Haweenekaan ayaa waxaa kale oo ay ku tababaranayaan sida loo rido qoriga AK-47 oo ay ku shiish baranayeen 

Ugu dambeyntiina iyadoo jabhada ISIS ay muuqaalkaas ku nuujisay qaabka aytababarka u qaataan haweenka ka tirsana ayaa waxaa jira in mudooyinkii ugu dambeeyey ay sii kordhiyeen haweenka ku biiraaya kooxdaas ISIS ee ka dagaalanta wadamada Ciraaq iyo Siiriya iyadoo sidoo kalena ay haweenka ku biiraayo ay yihiin kuwo ay da'adoodu ay yar tahay oo dhalinyaro, Qaar ka mid ah gabdhaha Soomaaliyeed ee ku nool wadamada reer galbeedka ayaa ayagu waxay ka mid noqdeen kooxdaas ISIS ka dib markii ay ka tageen wadamada Mareykanka, Canada iyo wadamo ku yaala qaarada Yurub Daawo Muuqaal "Daacish oo soo bandhigeen qaabka ay tababarka u qaataan Haweenka ka tirsan kooxda!!

  
Kooxda jabhada Daacish ama ISIS ayaa waxaa la sheegay inay soo bandhigeen qaabka ay tababarka u qaataan haweenka ka tirsan kooxdaas iyadoona muuqaalka ay soo badhingeen ay ka muuqato haweenka ka tirsan Jabhadaas oo si qiireysay u qaadanaayo tababar militari islamarkaana baranaayo qaabka loogu dagaalamo qoriga AK-47. 



Jabhada ISIS ee ka dagaalanta wadamada Siiriya iyo Ciraaq ayaa markii ugu horeysay waxay shaaciyeen muuqaal muujinaayo qaabka ay tababarka milatari ay u qaataan dumarka ka tirsan jabhadaas Daacish, Muuqaalkaas la soo bandhigay ayaa waxaa ka muuqda haweenka ka tirsan kooxdaas Daacish ama ISIS oo ay ka muuqato qiiro diimeed ayaa waxaa ay ku qeylinayaan ereyo ay ku difaacayaan diintooda iyadoo sidoo kalena ku weyneynaayey diinta Islaamka, Haweenekaan ayaa waxaa kale oo ay ku tababaranayaan sida loo rido qoriga AK-47 oo ay ku shiish baranayeen 

Ugu dambeyntiina iyadoo jabhada ISIS ay muuqaalkaas ku nuujisay qaabka aytababarka u qaataan haweenka ka tirsana ayaa waxaa jira in mudooyinkii ugu dambeeyey ay sii kordhiyeen haweenka ku biiraaya kooxdaas ISIS ee ka dagaalanta wadamada Ciraaq iyo Siiriya iyadoo sidoo kalena ay haweenka ku biiraayo ay yihiin kuwo ay da'adoodu ay yar tahay oo dhalinyaro, Qaar ka mid ah gabdhaha Soomaaliyeed ee ku nool wadamada reer galbeedka ayaa ayagu waxay ka mid noqdeen kooxdaas ISIS ka dib markii ay ka tageen wadamada Mareykanka, Canada iyo wadamo ku yaala qaarada Yurub 



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada